Shir-ka Jabuuti go'aamadiisa, Waxaa ugu muhiimsan in Tigreega lagu baddalo ciidan kale oo shisheeye-
Yaa codsadey April.07
1. Intii aan Tigreegu imaan maloo baahnaa ciidan baddala? hadiise la keeno yaa naga saaraya iyaga? (jug-jug meeshaada joog)
2. Wixii Dadkeenii & Dalkeenii loo geystey wax malagasoo qaadey? (xuquuq insaankii aawey, mise innagaan insaan ahayn)
3. Go'aamada lagaarey masii kordhinayaan faragalinta shisheeye mise waa yareynayaan?-
|